"Maanta Lama Waayin Nin Jibriil Abokor Oo yidhaa Madaxwayne Ayaan Doonayaa Ama Han Yeesha, balse Wuxuu udhiiran laaya,ay Ganacsatadii Taageeri Lahayd Ayaa Xoolahoogii Hor Socda, Ilayn Dadka Ganacsatadooda Ayaa Dhistee"Siyaasi Abiib Diiriye.

0
Thursday November 11, 2021 - 01:27:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Maanta Lama Waayin Nin Jibriil Abokor Oo yidhaa Madaxwayne Ayaan Doonayaa Ama Han Yeesha, balse Wuxuu udhiiran laaya,ay Ganacsatadii Taageeri Lahayd Ayaa Xoolahoogii Hor Socda, Ilayn Dadka Ganacsatadooda Ayaa Dhistee"Siyaasi Abiib Diiriye.

    "Anagu Hadaanu Nahay Jibriil Abokor Maalqabeenayadu Way Hor Socdaan Xoolahooga...Maanta Lama Waayin Nin Jibriil Abokor Oo yidhaa Madaxwayne Ayaan Doonayaa Ama Han Yeesha, balse Wuxuu udhiiran laaya,ay Ganacsatadii Taageeri Lahayd Ayaa Xoolahoogi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anagu Hadaanu Nahay Jibriil Abokor Maalqabeenayadu Way Hor Socdaan Xoolahooga...Maanta Lama Waayin Nin Jibriil Abokor Oo yidhaa Madaxwayne Ayaan Doonayaa Ama Han Yeesha, balse Wuxuu udhiiran laaya,ay Ganacsatadii Taageeri Lahayd Ayaa Xoolahoogii Hor Socda, Ilayn Dadka Ganacsatadooda Ayaa Dhistee"Siyaasi Abiib Diiriye.

"Anagu Hadaanu Nahay Jibriil Abokor Maalqabeenayadu Way Hor Socdaan Xoolahooga” Siyaasi Abiib Timacad.

"Maanta Lama Waayin Nin Jibriil Abokor Oo yidhaa Madaxwayne Ayaan Doonayaa Ama Han Yeesha, balse Wuxuu udhiiran laaya,ay Ganacsatadii Taageeri Lahayd Ayaa Xoolahoogii Hor Socda, Ilayn Dadka Ganacsatadooda Ayaa Dhistee”Siyaasi Abiib Diiriye.

GABILEY(W,N)-Siyaasi Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo Kamid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Mucaaridka ee Wadani oo maalintii shalay ka hadlayay munaasibad xisbiga Wadani kusoo dhawayanayay Dhalinyaro Reer gabiley ah oo Xisbiga kusoo biirtay ayaa bulshada reer gabiley ugu baaqay in Aanay Mar danbe fartooda eedin ismarkaana ay codkooda ku Hubsadaan xisbiga wadani.

 

 

Sidoo Kale siyaasi abiib diiriye ayaa ka jawaabay su,aal Uu hore Cabdiqaadir jirde uwaydiiyay reer gabiley oo Ahayd maxaad han madaxwayne uyeelan waydeen reer gabiloow hanta iyo tiraba waad haysaane”

Siyaasi Abiib Timacad ayaa sharaxay sobobta reer gabiley Ay han madaxwayne  uyeelan waayeen iyo dhibta haysata Ganacsata Reer gabiley oo uu sheegay in aanay xoolaha ay haystaan ay hor socdaan ayna kamid tahay arimaha ay siyaasiyiinta reer gabiley han uyeelan waayeen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured