Sullaadinta, Waxgaraadka iyo Haldoorka Beelweynta Ciise Muuse Subeer Awal oo Taageero Mug leh la Garab Istaagay Suldaanka guud ee Beelweynta Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilahi...

0
Tuesday October 26, 2021 - 22:03:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sullaadinta, Waxgaraadka iyo Haldoorka Beelweynta Ciise Muuse Subeer Awal oo Taageero Mug leh la Garab Istaagay Suldaanka guud ee Beelweynta Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilahi...

    Sullaadinta, Waxgaraadka iyo Haldoorka Beelweynta Ciise Muuse Subeer Awal oo Taageero Mug leh la Garab Istaagay Suldaanka guud ee Beelweynta Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilahi...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sullaadinta, Waxgaraadka iyo Haldoorka Beelweynta Ciise Muuse Subeer Awal oo Taageero Mug leh la Garab Istaagay Suldaanka guud ee Beelweynta Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilahi...
Hargeysa(Xogreeb.com)Hadhimo-sharafeed ay Maanta ku kulmeen Sullaadinta, Cuqaasha, Odayaasha, Haldoorka iyo Aqoonyahanada Beelweynta Subeer Awal, gaar ahaanna Beesha Ciise Muuse, ayaa Lagu taageeray Suldaanka Guud ee Beelweynta Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo ah Suldaanka guud ee Beesha Subeer Awal.
kulanka taageerada loogu muujiyey jiritaanka Saldanada Beesha Subeer  Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilahi, ayaa waxa Sullaadinta iyo waxgaraadka kale ee kasoo qaybgaleen ganafka ku dhufteen in aanay jirin cid kale oo ku hadli kartaa magaca sandalada Subeer Awal, waxanay ka diggeen in lasoo nooleeyo isku daygii inqilaabka ahaa ee dhicisoobay 2016-kii lagu Sameeyey sandalada Subeer Awal. 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured