HA KA MARIN HABAABINA BULSHADA SOOMAALILAAND DOORASHOOYINKA. Qalinkii Siyaasi Axmed Cali Faarax.

0
Monday October 25, 2021 - 19:47:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HA KA MARIN HABAABINA BULSHADA SOOMAALILAAND DOORASHOOYINKA. Qalinkii Siyaasi Axmed Cali Faarax.

    HA KA MARIN HABAABINA BULSHADA SOOMAALILAAND DOORASHOOYINKA. Qalinkii Siyaasi Axmed Cali Faarax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HA KA MARIN HABAABINA BULSHADA SOOMAALILAAND DOORASHOOYINKA. Qalinkii Siyaasi Axmed Cali Faarax.
Waxaan halkan Bulshada Soomaalilaand ugu iftiiminayaa Doorashooyinka Qorshaysan in ay inoo qabsoomaan Sanaddka 2022 haddii alle yidhaahdo ,sida ay tilmaamayaan Xeerka Doorashooyin,isla markaana ay Muddaynayaan,waxaa ugu soo horaysa:-
1-Doorashada Golaha Guurtida oo mudaysan 31/05/2022 oo ah Hal Sano kadib Doorashadii Golaha Wakiilada oo inoo qabsoontay 31/05/2021
2-Furista Ururada Siyaasada Iyo U Tartanka Saddexda Xisbi Qaran ,oo ku mudaysan like 6 Bilood ka hor mudada dhamaadka Mudada Shahaada Xisbiyada Qaran ee hada jir oo isu bedalaya Xisbiyo ku Meel Gaadh ah mana geli karaan Doorasho Qaran Ama Mid Madaxtooyo ilaa ay helaan Ruqsad ama Shahaado Sharciya,oo ku imanaysa,Tartan Toos ah,oo ay wada galaan Xibiyada Ku Meel gaadhka ah Iyo Ururada Siyaasada ee is Diwaangaliyay,kadibana cida ama Saddexda Xisbi ama Urur ee markaa ugu Tirada Badani helayaan Shahaadada Xisbinimo,una ogolaanaysaa inay u Taramaan ,Doorashooyinka Qaranka ee ugu oo haraysa ee markaa Mudaysan.


Hadaba waxan Leeyahay Xukuumada Iyo Xisbiya Qaranka ha ka been sheegina Xeeraka Iyo Dastuurka Dalka,hana isku dayina inaad Deedafaysaan Xuquuqda Muwaadiniinta Soomaalilaand,ee Furashada Ururada Siyaasada,ee waxaan idiin taala Qabashada Doorashada  Golaha Guurrida iyo Ururda Siyaasada si ay inoogu Qabsoonto Doorashada Madaxtooyada oo ah ta ugu danbaysa Mudadeedo.
Hadaba maxaa keenay iminka in Saddexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadu ay ka hadlaan sida aa ku soo xusay Doorashada ugu dambaysan oo la iska dhaafo ku wii ka horeeyay waxaa la doonayaa in Dalka ka geliyo Khalkhal Siyaasadeed Bulshada Soomaalinlaandna Arinkaa way ka Feejigan yahiin,Sheekadanina ii socon mayso,mana cuntamayso (JIIB NOOM TAANI)SHEEKO CUSUB LA KAALAYA.
ILLAAHOW SOOMAALILAAND BADBAADI OO BARAKEE.
AHMED ALI FARAH 
SIYAASI MADAX-BANAAN


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured