Wadahadaladii Xisbiga Waddani iyo kudladii Siyaasiyiinta ahaa ee uu hoggaaminayay Maxamuud Xaashi ayaa burburay.

0
Monday October 25, 2021 - 01:37:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadahadaladii Xisbiga Waddani iyo kudladii Siyaasiyiinta ahaa ee uu hoggaaminayay Maxamuud Xaashi ayaa burburay.

    Wadahadaladii Xisbiga Waddani iyo kudladii Siyaasiyiinta ahaa ee uu hoggaaminayay Maxamuud Xaashi ayaa burburay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadahadaladii Xisbiga Waddani iyo kudladii Siyaasiyiinta ahaa ee uu hoggaaminayay Maxamuud Xaashi ayaa burburay.
Hargeysa(xogreeb.com)-Gud. Cirro ayay ku adkaatay in uu qaato talaabooyin masiiri ah, taas bedelkeedana waxa labadii garab ee isugu jiray Siyaasiyiinta Beesha Bariga Burco & Foolaadka Siyaasiyiintii kale ee uu Maxamuud Xaashi hoggaaminayay ay qaateen go'aan ah in la joojiyo wada xaajoodka maadama oon Cirro waxba ka go'aynin.
Illo looga qaateen ah ayaa ii sheegay in is araga berri loo balan san yahay aanu kasoo qayb gelaynin Siyaasi Maxamuud Xaashi oo ah hoggaamiyaha labadan garab balse shaqsiyaad loo xil saaray ay ku wargelin doonaan marka shirku furmo Gud. Cirro inay hakiyeen wada hadalkii.
Dhanka kale xubno ku abtirsada Gud. Cirro oo isugu jira Siyaasiyiin iyo ganacsato ayaa ku guuldaraystay dedaallo u muuqday kuwo ay Gudoomiyaha ku waaninayeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured