"Fikirka aan ka qabo shirka CIISE MUUSE". Dr. Kayse Yaasin Daa'uud

0
Sunday October 24, 2021 - 20:28:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Fikirka aan ka qabo shirka CIISE MUUSE". Dr. Kayse Yaasin Daa'uud

    "Fikirka aan ka qabo shirka CIISE MUUSE". Dr. Kayse Yaasin Daa'uud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Fikirka aan ka qabo shirka CIISE MUUSE". Dr. Kayse Yaasin Daa'uud
"Inta dawlada maanta joogtaa talada hayso ciise muuse ma shiraayo wixii inaga maqana dib ayaanu u dhigananaynaa hadii alle yidhaa
Sababta oo ah siyaasada iyo gabayguba waa isku mid oo waa loo xidigiyaa 
Raga maanta leh ciise muuse ayaa shiraya waxay ka hadlayaan waa tabasho 
Ee maxay uga hadli waayeen maalintii xukuumada joogtaa  soo dhistay dawladii u horaysay
Ma dawlad sadex sano iyo dheeraad joogta ayaa laga cawdaa 
Waa mahadsantihiin.
Dr. Kayse Yaasin Daa'uud



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured