Ciidanka Dab-demiska Hargeysa OO Damiyay Dab Qabsaday Meherad Ku Taalla Xaafada Sheedaha.

0
Saturday October 23, 2021 - 23:11:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dab-demiska Hargeysa OO Damiyay Dab Qabsaday Meherad Ku Taalla Xaafada Sheedaha.

    Ciidanka Dab-demiska Hargeysa OO Damiyay Dab Qabsaday Meherad Ku Taalla Xaafada Sheedaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa OO Damiyay Dab Qabsaday Meherad Ku Taalla Xaafada Sheedaha.

HARGAYSA(Xogreeb)-Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay Dab Qabsaday Meherad ah oo ku taalla xaafada Sheedaha.

 

 

Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey meheradihii u dhawaa,mana Jirin dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay. Sidoo kale ciidanka ayaa badbaadiyay hantidii dhex taalay Bakhaarkaas.

Ciidanka Booliska degmada ayaa iyaguna dhankooda hawlgalkaa ka qayb qaatay.

Ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland in ay ka digtoonaadaan wax kasta oo keeni ama sababi kara dab.

Allah Mahad leh




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured