Gudoomiye faysal Cali Waraabe Iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Heshiish ka gaadhay Hadalo Xanafle oo ay Warbaahinta Isku Mariyeen.

0
Thursday October 21, 2021 - 20:22:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye faysal Cali Waraabe Iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Heshiish ka gaadhay Hadalo Xanafle oo ay Warbaahinta Isku Mariyeen.

    Gudoomiye faysal Cali Waraabe Iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Heshiish ka gaadhay Hadalo Xanafle oo ay Warbaahinta Isku Mariyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye faysal Cali Waraabe Iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Heshiish ka gaadhay Hadalo Xanafle oo ay Warbaahinta Isku Mariyeen.
Hargeysa(Xogreeb.com)-Dhexdhexaadinta labadan masuul ayaa waxa ka Shaqeeyay xildhibaan katirsan golaha deegaanka berbera.
Wasiir cabdilaahi ayaa isagu hore usheegay in uu faysal maxkamad la tiigsanayo ismarkaana aanu ogolayn cid arintooda ergo ka gasha'
Dhanka kale wararka laga helayo isku soo dhawaynta labadan masuul ayaa la sheegay in wasiir cabdilaahi lahaa dalabka in arinta isaga faysal lagu dhameeyo sulux  taasi oo keentay in uu dirsado xildhibaankan oo ay isku deegaan iyo beelba yihiin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured