Aqlabiyada Mudanayaasha Deegaanka Gabiley oo Dacwad ka Gudbiyey Go'aanaddii Wasaarada Arrimaha guduhuu Ku Hor Istaagtay La Xisaabta Maayirka Gabiley oo Ay Dul-hoganayaan Fadeexado Musuqmaasuq...

0
Wednesday October 20, 2021 - 23:30:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqlabiyada Mudanayaasha Deegaanka Gabiley oo Dacwad ka Gudbiyey Go'aanaddii Wasaarada Arrimaha guduhuu Ku Hor Istaagtay La Xisaabta Maayirka Gabiley oo Ay Dul-hoganayaan Fadeexado Musuqmaasuq...

    Aqlabiyada Mudanayaasha Deegaanka Gabiley oo Dacwad ka Gudbiyey Go'aanaddii Wasaarada Arrimaha guduhuu Ku Hor Istaagtay La Xisaabta Maayirka Gabiley oo Ay Dul-hoganayaan Fadeexado Musuqmaasuq...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqlabiyada Mudanayaasha Deegaanka Gabiley oo Dacwad ka Gudbiyey Go'aanaddii Wasaarada Arrimaha guduhuu Ku Hor Istaagtay La Xisaabta Maayirka Gabiley oo Ay Dul-hoganayaan Fadeexado Musuqmaasuq... Hargeysa(xogreeb.com)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley dhowaan eeddo Musuqmaasuqa iyo wax isdaba marin kusoo eedeyey Maayirka Gabiley, isla Markaana ka keenay mooshin ay Xilka kaga qaadayaan, ayaa Dacwad u gudbiyey Maxkamada sare.
Dacwada Mudanayaasha aqlabiyada Golaha deegaanka Gabiley, ayaa kaga dacwoodeen amaro sharci-daro ah oo Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ku mamnuucday fadhiyada golayaasha deegaanka dalka.

 

 

Qareenada udoodaya xildhibaan golaha deegaanka gabiley ee dacwada ku oogaya wasiirka arimaha gudaha ayaa faah faahin ka bixiyay dacwada ay xildhibaanada gabiley usoo gudbiyeen si maxkamada sare ay uga furtaan dacwadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured