Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Shirka Beelweynta Ciise Muuse, "Waxaa Muhiim ah in instutionada Reerka ku abtirsada, sida kulan , dan iyo duco , Dhaqanka, Siyaasiyiinta madaxa banaan , Siyaasiyiinta Dawliga ah, Aqoonyahanada, Ganacsatada, ka soo qayb-galaan".

0
Saturday October 16, 2021 - 22:51:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Shirka Beelweynta Ciise Muuse, "Waxaa Muhiim ah in instutionada Reerka ku abtirsada, sida kulan , dan iyo duco , Dhaqanka, Siyaasiyiinta madaxa banaan , Siyaasiyiinta Dawliga ah, Aqoonyahanada, Ganacsatada, ka soo qayb-galaan".

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Shirka Beelweynta Ciise Muuse, "Waxaa Muhiim ah in instutionada Reerka ku abtirsada, sida kulan , dan iyo duco , Dhaqanka, Siyaasiyiinta madaxa banaan , Siyaasiyiinta Dawliga ah, Aqoonyahanada, Ganacsa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Shirka Beelweynta Ciise Muuse, "Waxaa Muhiim ah in instutionada Reerka ku abtirsada, sida kulan , dan iyo duco , Dhaqanka, Siyaasiyiinta madaxa banaan , Siyaasiyiinta Dawliga ah, Aqoonyahanada, Ganacsatada, ka soo qayb-galaan".
Hargeysa(Xogreeb.com)-"Aragtidayda ku saabsan shirka Beesha Ciise  hadalkiisu taagan yahay waqti Xaadirkan aynu joogno ayaan jecelahay inaan wax yar ka idhaahdo. Sideedaba waa fikir saalax ah in bulshooyinka/ reerahu isu kaashadaan, isu abaabulaan, kana shiraan  wax wada qabsi iyo horumar, iyagoo ka faa, iidaysanaya isu geynta aqoontooda, awoodooda iyo dadaalkooda, qaab waafaqsan shuruucda wadanka u degsan. Sidaa awgeed waxaan qabaa in shirka Beesha ee sidaa ku binaysani loo baahan yahay inuu qabsoomo,  lagana ilaaliyo kala qaybsanaan, tafaraaruq, isu fiirsi, xinftan iyo dhamaan wixii caqabado ah ee turunturo ku noqon kara shirka.
Sidaa awgeed, waxaa muhiim ah in instutionada reerka ku abtirsada, sida kulan , dan iyo duco , dhaqanka, Siyaasiyiinta madaxa banaan , siyaasiyiinta dawliga ah , aqoonyahanada, Ganacsatada, iyo Cidkasta oo wax ka geysan karta ay ka soo qayb-galaan , si loo gaadho maxsuul midho dhal ah oo shirka  ka soo baxa.
Kolkay sidaa tahay, inagoo ka duulayna sharcigii la qoray shir weynihii dubur  2011 ee   beesha, inagoo amba qaadayna wixii inoo qabsoomay, wixii inaga baaqsaday, waa in loo fahmaa in hawsha meesha  taala tahay mid la wada leeyahay wixii ka xumaada, iyo wixii u wanaagsanaadaba.
Waxaan ku soo gunaanadayaa insha allah wuxuu noqonayaa mid midho dhala oo dai iyo dadba ku diirsadaan wabilaahi tawfiiq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured