Xirsi iyo Maxamuud Xaashi intii ay ku wada jireen xukuumadii Siilaanyo aad bay ugu kala dùwanaayeen cida dhaxlaysa xisbiga Kulmiye.

0
Friday October 15, 2021 - 01:37:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xirsi iyo Maxamuud Xaashi intii ay ku wada jireen xukuumadii Siilaanyo aad bay ugu kala dùwanaayeen cida dhaxlaysa xisbiga Kulmiye.

    Xirsi iyo Maxamuud Xaashi intii ay ku wada jireen xukuumadii Siilaanyo aad bay ugu kala dùwanaayeen cida dhaxlaysa xisbiga Kulmiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xirsi iyo Maxamuud Xaashi intii ay ku wada jireen xukuumadii Siilaanyo aad bay ugu kala dùwanaayeen cida dhaxlaysa xisbiga Kulmiye.
Xirsi mar samaale ayuu watay marna Maxàmed Biixi Yoonis, halka ninka loolanka wayn ka dhexeeyey ee Maxamuud Xaashi uu isagu watay Muuse Biixi. 
Waxa golaha wasiirada lagaga adkaatay Xirsi kadibna isaga iyo kooxdiisiii waakuwii dibada u booday ee golihii ka baxay. 
Xirsi markiiba waxa uu samaystay meel ku siyaasada kaga sii jiro waxna ku mucaaradi karo; halka Maxamuud Xaashi oo ka daba yimid aanu wali helin goob uu isku kala bixiyo; taasina waxay sababtay inuu Xirsi la saaxiibo maadaama oo labadaba is hayaan madaxweyne Biixi. 
Xaashi mar hadaanu heleen wixii uu doonayey ee ah in doorkan dambe uu musharax noqdò wuxuu ku qasban yahay inuu inaadeerkii Xirsi ku taageero hankiisa musharaxa gudoomiyaha xisbiga Waddani; islamarkaana cudud ku taageero si ay meesha uga saaraan inuu mar kalle guulaysto Biixi. 
Danta labadooda midaysay waa in awoodooda tusaan hogaanka Kulmiye iyagoo horana u tusay doorashadii golaha wakiilada iyo deegaanka oo dhankay taageereen guulaysteen. 
Mar kalle waxay Xoog iyò xoolaba ku bixinayaan sidii uu u fashilin lahaayeen xisbiga kulmiye.
Warbixin Barkhad-ladiif M. Omar  Page



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured