Maamulka iyo Madaxda Dekeda Berbera oo Beeniyey Page Facebook Been Abuur ah oo Lagu Samayey Magaca Dekeda, laguna Aflagaadaynaayo Madaxda Dalka, Beelaha iyo Ciidamada Qaranka Somaliland....

Hargeysa(Xogreeb.com)-Maamulka guud ee Dekeda Berbera, ayaa bulshada uga digay Page Facebook ah oo Fake ah, Been abuur Lagu sameeyey Magaca Dekeda Berbera, isla Markaana lagu aflagaadaynayo madaxda Qaranka ee kala duwan, Beelaha iyo Ciidamada Qaranka ee Somaliland.
laamaha Amniga ee Somaliland, ayaa ku Hawlan iyo farsamo yaqaano ku xeel-dheer Tignoolajiyada cidii as-aastay iyo ciiwaanada Laga Sameeyey, waxana ilaa hadda Laga hayaa xog, iyadoo hawlgal Balaadhan kadib lasoo qaban doono cida samaysay pageka Been abuurka ah, isla Markaana Lagu Aflagaadaynaayo madaxda iyo qaranimada Somaliland.
Boggan been abuurka ah ayaa u qoran sidan "berbera port authority".
Sidaas daraadeed madaxda kala duwan ee Dekeda Berbera, waxay qaybaha bulshada ku wargelinaysaa inuu boggaasi yahay Been abuur, isla Markaana aanay rumaysan, wixii ay ka qaban karaana ka Qabtay. Leave a comment |
|