Xogo Iftiimiyey Inuu Badhasaabka Gabiley Qaybka Yahay Musuqmaasuqa Hadheeyey Maayirka M. Aamin Iyo Mooshinka Xilka Qaadistiisa oo La Loodin La'yahay....

0
Monday October 11, 2021 - 02:04:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xogo Iftiimiyey Inuu Badhasaabka Gabiley Qaybka Yahay Musuqmaasuqa Hadheeyey Maayirka M. Aamin Iyo Mooshinka Xilka Qaadistiisa oo La Loodin La'yahay....

    Xogo Iftiimiyey Inuu Badhasaabka Gabiley Qaybka Yahay Musuqmaasuqa Hadheeyey Maayirka M. Aamin Iyo Mooshinka Xilka Qaadistiisa oo La Loodin La'yahay....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xogo Iftiimiyey Inuu Badhasaabka Gabiley Qaybka Yahay Musuqmaasuqa Hadheeyey Maayirka M. Aamin Iyo Mooshinka Xilka Qaadistiisa oo La Loodin La'yahay....
Gabiley(Xogreeb/Yoolnews.com)-Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa Dagaal ba'an kala hor-tagay 7 Xildhibaan oo kamid ah Mudanayaasha golaha deegaanka degmada Gabiley, oo dhowaan Mooshin Xilka qaadis ah ka keenay Maayirka Gabiley Maxamed Aamin Cumar Cabdi.
BadhasaabkaCabdikariin Aadan Xaaji Diiriye, oo iska indho-tiraya xaqa Mudanayaasha Golaha deegaanka degmada Gabiley u leeyihiin mooshinka Xilka Qaadista iyo Doorashada, ayaa si badheedh ah oo dhinaca ula saftay maayirka Gabiley Maxamed Aamin, isla Markaana qaab sharci daro ah u diiday fadhiisinta kalfadhiga goluhuu xilka kaga qaadayo, ama ugu daynaayo Gudoomiyahooda ay Dul-hoganayaan eeddo Musuqmaasuq oo baaxad leh, Iyagoo Xildhibaanadu soo bandhigeen xogo iyo caddaymo waaweyn oo la xidhiidha lunsiga hantiyeed ee Maayir Maxamed Aamin.
Warar u dhuundaloola Dhaqdhaqaaqa Gudoomiyaha Gabiley iyo Maayirka, ayaa daaha-ka fayday inuu Badhasaabka gobolka Gabiley uu qayb ka ahaa Musuqmaasuqa Dul-hoganaya Maayirka, taasina sababtay inuu Badhasaabku si indho la,aan ah u difaaco Maayirka ay Dul-hoganayaan Musuqmaasuqu.
la soco qaybaha dambe iyo xogo iftiimin doona cadadka lacageed ee ku baydhay Badhasaabka gobolka Gabiley.
Xigasho Yoolnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured