Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Ninkii U Hanjabay Mulkiilaha Makhaayada Jumeira Layla

0
Monday October 11, 2021 - 00:25:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Ninkii U Hanjabay Mulkiilaha Makhaayada Jumeira Layla

    Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Ninkii U Hanjabay Mulkiilaha Makhaayada Jumeira Layla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Ninkii U Hanjabay Mulkiilaha Makhaayada Jumeira Layla
Hargeysa(Xogreebnews)-Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa la sheegay inay xabsiga u taxaabeen Nin ay sheegtay Haweenayda iska leh huteelka Lagu caweeyo ee Jumera.
Ma jiro warar faahfaahsan oo kasoo baxay xadhiga ninka, hase-yeeshee warar Lagu kalsoon yahay oo ku dhow-dhow Mulkiilaha Huteel Jumera, ayaa sheegaya inay Maanta la kulantay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Saraakil sarsare oo ka tirsan laamaha amaanka.
Xadhiga ninkaan ayaa la sheegay inuu dama-socday kulankaas ay maanta la yeelatay Mulkiilaha Huteel Jumera Madaxweynaha iyo laamaha amaanka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured