Siyaasiyiin Saamayn Weyn ku Leh Xisbiga Waddani iyo Somaliland oo ka Maqnaan Doona Shirweynaha Waddani iyo Xogo kala Duwan lala-xidhiidhiyey Maqnaanshahooda...

0
Sunday October 10, 2021 - 21:40:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiin Saamayn Weyn ku Leh Xisbiga Waddani iyo Somaliland oo ka Maqnaan Doona Shirweynaha Waddani iyo Xogo kala Duwan lala-xidhiidhiyey Maqnaanshahooda...

    Siyaasiyiin Saamayn Weyn ku Leh Xisbiga Waddani iyo Somaliland oo ka Maqnaan Doona Shirweynaha Waddani iyo Xogo kala Duwan lala-xidhiidhiyey Maqnaanshahooda...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiyiin Saamayn Weyn ku Leh Xisbiga Waddani iyo Somaliland oo ka Maqnaan Doona Shirweynaha Waddani iyo Xogo kala Duwan lala-xidhiidhiyey Maqnaanshahooda...
Hargeysa(Xogreeb)-Iyadoo Daba-yaqada Bisha aynu ku jirno lagu waado inuu Magaalada Hargeysa ka furmo shirweynaha Labaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Ayaan saxada Lagu arkayn Siyaasiyiin iyo haldoor bulshada saamayn ku lahaa, kuwasoo ka maqnaan doonaa Shirweynaha Waddani ee dhowaan qabsoomi doonaa.
Siyaasiyiinta sida weyn loo hadal hayo, ama loo tabayo ee ka maqnaan doonaa Shirweynaha Xisbiga Waddani, waxa kamid ah Siyaasi Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo kamid ahaa hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani, sidoo kalena ahaa Gudoomiye ku xigeenka Anshaxa ee Xisbigaas.
Warar kala duwan oo ay heshay Shabakada Wararka ee Xogreeb news, ayaa sheegaya inuu Suldaan Aadan kaga maqan tahay Shirweynaha Waddani xaalad caafimaad oo lasoo deristay Dalka dibadiisa.
Si kastaba ha ahaatee ma cadda Sababta dhabta ah ee Siyaasi Aadan Suldaan Cabdiraxmaan uga maqan yahay Shirweynaha Waddani, isagoo kamid ahaa dadka sida weyn looga dhex qaderiyo Xisbiga Waddani iyo guud ahaanba Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured