Liiska Magacyadda Wasiiradda 22 Wasaaraddood Ee Xukuumadda Federaalka ETHIOPIA Ee Raysal-wasaare Abiya Axmed Uu Soo Dhisay Oo La Shaaciyey.
Liiska Magacyadda Wasiiradda 22 Wasaaraddood Ee Xukuumadda Federaalka ETHIOPIA Ee Raysal-wasaare Abiya Axmed Uu Soo Dhisay Oo La Shaaciyey.
Hargeysa (xogreeb.com)- Ra'iisal Wasaaraha Cusub ee Dawlada Ethiopia Abiye Axmed Axmed maanta Shaaciyey Liiska Golaha Wasiirada Xukuumaddiisa.
Xukuumaddan Cusub Ee Uu Raysalwasaaraha Dalka ETHIOPIA Abiya Axmed Uu Shaaciyey Oo Ka Kooban 22-tan Wasaaraddood, Ayaa Waxa Ka Mid Ah Ilaa toddoba Dumar ah Oo Wasaaraddo Mihiim Ah Uu u Magacaabay, Halka qoomiyadda Soomaalida Uu Raysal-wasaare Abiya Axmed Uu U Magacaabay Wasaaradda Maaliyadda Oo Uu dhiibay Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Axmed Shidde.
Xukuumaddan Cusub Ee Dalka ETHIOPIA, Ayaa u Badan Laba Qoomiyaddood Oo kala ah Oromadda Iyo Amxaaradda. Halka Ay qoomiyaddaha kale ay Aad Uga Yar yihiin Xilalka Looga dhiibay Golaha Wasiiradda Labaddan Qoomiyaddood Ee Amxaaradda Iyo Oromadda
1.Demeke Mokonen, Raysal wasaare Ku Xigeenka, Ah-na Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
2.Ato Husen, Wasiirka Wasaaradda Beeraha.
3. Ato Melaku Alabel, Wasiirka Wasaaradda Warsheddaha.
4.Ato Gebre-Meskel, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga.
5.Takalle Uma Wasiirka Wasaaradda Macdanta
6.Ambasador Nasise, Wasiirka Wasaaradda Dal-xiiska.
7. Marwo Mufariyat Kamil, Wasiirka Wasaaradda Shaqaalaha.
8. Ahmed Shide,Wasiirka Maaliyadda
9.Lakew Anteneh, Wasiirka Wasaaradda Daakhliga.
10. Dr Fisum Asafe,Wasirka Qorshaynta & horr
11. Ato Belata,Wasiirka Teknolajiyada &hal-ab
12.Dagmawit Mogos,Wasiirka Gaadidka & log-
13.Marwo Chaltu,Horrumarinta Magaalloyinka
14.Dr Habtamu,Wasiirka biyaha
15.Enginer Ayshaca,Wasiirka warraabka
16.Dr Birhanu Negga,Wasiirka waxbarashada.
17.Dr Liya Tadase,Wasiirka Caafimadka.
18.Dr Ergoge,Wasiirka Haweenka iyo arrim-bu
19.Ato Qojale,Wasirka dhaqanka iyo-Isbortiga.
20. Dr Abragam,Wasiirka Gaashan dhiga.
21. Ato Gedeon,Wasiirka caddaalada.
22. Ato Benalf,Wasiirka Nabadda. Leave a comment |
|