Jaaliyada Dan iyo Duco ee dalka Maraykanka oo taageertay shirka ay dhawaan beeshu qabsan doonto....

0
Friday October 01, 2021 - 23:12:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Dan iyo Duco ee dalka Maraykanka oo taageertay shirka ay dhawaan beeshu qabsan doonto....

    Jaaliyada Dan iyo Duco ee dalka Maraykanka oo taageertay shirka ay dhawaan beeshu qabsan doonto....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Dan iyo Duco ee dalka Maraykanka oo taageertay shirka ay dhawaan beeshu qabsan doonto....
Shir ay isku yimaadeen wax garadka ,aqoonyahan,haweenka  ,dhalinyarada , ganacsada beesha Dan iyo Duco ee dal weynaha  Maraykanka  oo maanta ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalka Maraykana  waxaana shirka laga wada hadlay  sidii taageer mug iyo miisaan leh lagu muujin lahaa shirka  beesha ay dhawaan beeshu ku qabsan doonta deegaan Abdaal ee gobalka  Saaxil.
  mudadii u kulanka socoday waxay  waxgaradka iyo aqoonyahan  Jaaliyadu tilmaameen  qiimaha iyo mihiimada leeyahay shirkaasi .
Dhan kale waxa mahadnaq iyo bogaadin u direen  xubnaha kulan global ee shirka dhawaan la qaban doon soo abaabulay   iyadoo ku bogaadiyey inay halkaas ka sidii wadaa qabanqaabada iyo diyaargarowga shirka.
Gabgabadii   gudida Jaaliyada  Dan iyo Duco ee  dalka Maraykanaka  wax ugu baaqeen  dhamaan cidi kasta oo ka soo jeeda beelaha  Awal Bari ee daga gobalada Saaxil,Togdheer,Daadmadheedh,Maroodi Jeex  in la taageero shirka laga hadlaayo danaha iyo baahiyaha dhaqan dhaqaale ee beelaha  Awal Bari   kana  qayb qaato waxaana si gaara Jaaliyadu ugu baaqaysaa in si mug iyo miisaan leh  ugu  diyaaragarobaan  bulshada deegaanka degmada Mandheera oo u shirku ka qabsoomi doono  bilowga 20/10/2021
Afhayeenka Jaaliyada Dan iyo Duco ee dalka Maraykanka 
Mohamud  Ali
Ali802@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured