Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaadka Iyo Qaabkii Uu Usoo Weeraray Suldaanku+ Fariinta Uu Udiray Haayada Amniga.

0
Wednesday September 29, 2021 - 20:54:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 74
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaadka Iyo Qaabkii Uu Usoo Weeraray Suldaanku+ Fariinta Uu Udiray Haayada Amniga.

    Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaadka Iyo Qaabkii Uu Usoo Weeraray Suldaanku+ Fariinta Uu Udiray Haayada Amniga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaadka Iyo Qaabkii Uu Usoo Weeraray Suldaanku+ Fariinta Uu Udiray Haayada Amniga.

Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo saaka uu dhaawacyo culus soo gaadhsiiyay suldaan saleebaan habaar oo ku weeraray isagoo maraya faiiska badhasaabka gobolka maroodi jeex hortiisa ismarkaana dhaawacyo kazoo gaadhsiiyay madaxda iyo gacanta ayaa ka hadlay xaaladiisa caafimaad

Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa wasiirka arimaha gudaha ,taliyaha ciidanka booliska ugu baaqay in ay deg deg ah usoo qabtaan ninkaasi dhaawacyada soo gaadhsiiyay hadii kale qofkasta oo sharciga gacantiisa ku fushan doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured