Awoodda Arxan Darrada Ah Ee Maayir Cidin U Adeegsadday Shacabkii Doortay, Aamuska Xukuumadda Biixi Iyo Wer-Werka Shacabka Berbera Haysta?.

0
Monday September 27, 2021 - 01:09:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Awoodda Arxan Darrada Ah Ee Maayir Cidin U Adeegsadday Shacabkii Doortay, Aamuska Xukuumadda Biixi Iyo Wer-Werka Shacabka Berbera Haysta?.

    Awoodda Arxan Darrada Ah Ee Maayir Cidin U Adeegsadday Shacabkii Doortay, Aamuska Xukuumadda Biixi Iyo Wer-Werka Shacabka Berbera Haysta?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Awoodda Arxan Darrada Ah Ee Maayir Cidin U Adeegsadday Shacabkii Doortay, Aamuska Xukuumadda Biixi Iyo Wer-Werka Shacabka Berbera Haysta?.
Berbera (Xogreeb)- Magaaladda Berbera, ayaa waxa ka maqan laydhka kaas oo cabasho ay ka qaban shacabka magaaladaasi.
Magaaladda ayaa madow ka dib markii uu tegay laydhkii, waana qabada ugu weyn ee magaaladda Haysata
Maamulka golaha deegaanka Berbera, oo inta badan bulshada la wadaaga fariimo amaan ah oo sheegaya in magaaladu horumaro kala duwan oo baaxad leh ku talaabsatay ayaan iyagu weli ka hadal ama qorshe cad ka soo saarin laydhka magaaladda
Dadweynaha magaaladda Berbera, oo qaar ka mid ah ay Irmaan News, la xidhiidhay ayaa xaqiijiyay in laydhku ka go' magaaladda isla markaana taasi dhib weyn ku hayso madaana magaaladdu tahay mid xeeb ah oo dadku aanay kulaylka saa'idka ah u adkaysan karayn.
Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha UCID, ayaa ku sugan magaaladda Berbera, wuxuuna ka hadlaayay munaasibad uu ka qayb galay xili ay magaaladu bilaa laydh ahayd, sida ilo wareedyo u xaqiijiyeen Irmaan News
Dhawaan ayay ahayd markii dadweyne dhulkii ay deganaayeen dawladda hoose damacday inay awood kaga rarto isla markaana ay qaar kale soo dejiso muwaadinka dhulkii uu deganaa laga raray ayaa sheegay in maamulka dawladda Hoose, ee Berbera, ah isaga oo nool aaseen wuxuuna si dareen leh u sheegay in hilbihiisana ay ku darsadaan, isaga oo ula jeedda in hilibkiisana ay cunaan, taas oo muujinaysa quusta iyo qaabka keligii telisnimada ah ee Maayar Cidin shacabkiisa uu maamulo ula dhaqmo.
Xukuumadda Somaliland, ayaan iyadu marna ka hadlin cabashadda shacabka berbera ka soo yeedhaya wuxuuna maayir cidinka Berbera Noqday Ismaaciil Cumar Geelaha Berbera.


Isha Xogta:- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured