Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Soo Bandhigay Nidaam Cusub Oo Lagu Gali Doono Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!...

0
Monday September 20, 2021 - 01:18:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Soo Bandhigay Nidaam Cusub Oo Lagu Gali Doono Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!...

    Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Soo Bandhigay Nidaam Cusub Oo Lagu Gali Doono Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Soo Bandhigay Nidaam Cusub Oo Lagu Gali Doono Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!...
Hargeysa(Xogreeb)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Riyo Raac ayaa Soo Bandhigay nidaam cusub oo lagu gali doono doorashada soo socota ee Madaxtooyada jsl oo u astaysan in ay Dalka  qabsoonto dabayaaqada 2022.
Sidoo kale Gudoomiye Riyo Raac oo faah faahin ka bixiyay Qaabka Uu Ushaqayn doono nidaamkan cusubi Oo Uu sheegay In lagu gali doono doorashada madaxtooyada kaasi oo ay Somaliland ku caawisay Dawlada Tiawan.
Gudoomiye Riyo Raac oo sharaxay Nidaamka cusub ee lagu gali doono doorashada madaxtooyada iyo waxyaabaha uu kaga duwan yahay habkii hore ee loo gali jiray codaynta doorashada  ayaa yidhi; "komishanka doorashooyinka qaranku runtii  wax badan ayuu qorshaynayaa, waxa uu qorshaynayaa doorashada soo socota  waxay isticmaalaynaa nidaamka felvication technolaji ah oo nidaam cusub inagoo  ka guuri doona ststemkii hore ee maniwalka, kaasi oo qalabkii inoo yaalo iyadoo ay inaga caawisay dawlada tiawan.
Nidaamkan waxaynu kaga raysan doonaa buug danbe oo la baadho inshallah, ayuu yidhi gudoomiye riyo raac,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured