Urur Siyaasadeed Cusub oo u Tartami Doona Xisbi Qaran oo Somaliland ah, oo Ay ku Dhawaaqeen Siyaasiyiiin iyo Aqoonyahano Bulshada Saamayn ku Leh...

0
Monday September 13, 2021 - 01:52:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Urur Siyaasadeed Cusub oo u Tartami Doona Xisbi Qaran oo Somaliland ah, oo Ay ku Dhawaaqeen Siyaasiyiiin iyo Aqoonyahano Bulshada Saamayn ku Leh...

    Urur Siyaasadeed Cusub oo u Tartami Doona Xisbi Qaran oo Somaliland ah, oo Ay ku Dhawaaqeen Siyaasiyiiin iyo Aqoonyahano Bulshada Saamayn ku Leh...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Urur Siyaasadeed Cusub oo u Tartami Doona Xisbi Qaran oo Somaliland ah, oo Ay ku Dhawaaqeen Siyaasiyiiin iyo Aqoonyahano Bulshada Saamayn ku Leh...

Oslo Norway(Xogreebnews)-Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Haldoor kale oo qaybaha bulshada saamayn ku leh, oo kasoo jeeda deegaanada Somaliland oo dhan, ayaa dalka Norway gaar ahaan Magaalada Oslo kaga dhawaaqay Urur Siyaasadeed cusub oo u tartamaya kamid noqoshada Xisbi qaran oo Somaliland ah.
Siyaasiyiintan iyo Aqoonyahanadan habeen hore si rasmi ah ugu dhaqaaqay urur Siyaasadeed cusub oo magaciisa la yidhaahdo (Hiigsi). Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hiigsi ayey Aqoonyahanadaas iyo Siyaasiyiinta ku bahoobay Urur Siyaasadeedka Hiigsi, waxay u doorteen Gudoomiye Siciid Maxamed Amiin, oo ah Aqoonyahan, Siyaasi iyo haldoor bulshada si weyn looga ixtiraamo.

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured