"Madaxweyne Farmaajo oo Marayaa Saacadihii ugu dambeeyey ee Madaxweyne Trump Marayey ayaamihii ugu dambeeyey Xukunkiisa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Sunday September 12, 2021 - 20:53:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweyne Farmaajo oo Marayaa Saacadihii ugu dambeeyey ee Madaxweyne Trump Marayey ayaamihii ugu dambeeyey Xukunkiisa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Madaxweyne Farmaajo oo Marayaa Saacadihii ugu dambeeyey ee Madaxweyne Trump Marayey ayaamihii ugu dambeeyey Xukunkiisa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweyne Farmaajo oo Marayaa Saacadihii ugu dambeeyey ee Madaxweyne Trump Marayey ayaamihii ugu dambeeyey Xukunkiisa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
"Madaxweyne Farmaajo oo Marayaa Saacadihii ugu dambeeyey ee Madaxweyne Trump Marayey ayaamihii ugu dambeeyey Xukunkiisa , waa ayaamo isu eg, ka dib markii laga joojiyey inuu waxna ku qori karo, waxna ka odhan karo Media Somalia, sidii Trump oo kale, laga joojiyey Amarada lacag bixinta, Farmaajo iyo Groupkiisa Xaraanta ahaa waxay isku dayeen inay Sameeyaan (plotical Suicide) weeraraana Xarunta Nisa oo ay ku kaydsan yihiin dambiyo & dakanooyin  badan oo umada laga galay , sidii ay sameeyeen Taageerayashii Trump  weerarkii Xarunta Capital hill.
Waa caadada Siyaasada in ninkastoo is Mahadiya oo been iyo wax sal iyo raad-toona lahayni  Maalmo u meel maraan,  inuu Fashil gidaar waliba ku soo oodmo aduunka kaga baxo, kuwii dhinacyadiisa taagnana ka baxaan, arrin uu yaraysanayana Sabab looga soo dhigo, sida kiiska ikraan Tahliil oo kale, ( nin kastoo Salaan dheer u baxa Siibashaa xigiye).
Waxaan  ku soo gebagebaynayaa ha fiirsadaan nin waliba sida Farmaajo iyo rag badan oo ka horeeyey kolba ilaahay lug ugu saarayo, si aanay mar dambe u amban. Farmaajo waa shaqsigii kowaad ee gaalo islaam si cad isula soo taagay  in dakano iyo dambi laga galay Inan yar yidhaahda waa inaan Cadaalad la keenin, hore arrin u dhacday maaha, allahayow diintaada u gargaar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured