Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Inta u dhaxaysa Hargeysa Ilaa Boorama

0
Sunday September 12, 2021 - 20:15:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Inta u dhaxaysa Hargeysa Ilaa Boorama

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Inta u dhaxaysa Hargeysa Ilaa Boorama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Inta u dhaxaysa Hargeysa Ilaa Boorama
Boorama-12-09-2021-(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey qaar kamida Gobolada Galbeedka Somaliland gaar ahaana Gobolka Gabiley iyo Awdal.
Madaxweynaha iyo Waftigiisa oo saaka ka ambabaxay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa si miisaan leh loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Gabiley, Dilla iyo Boorama, waxaana soo dhaweynta Madaxweynaha ka qeybgalay Bulshada qaybeheeda kala duwan, sida Bahda Dhaqanka, waayeelka, aqoonyahanka, siyaasiyiin, Dhalinyaro, Haween iyo Masuuliyiinta Laamaha Dawladda ee heer Gobol iyo heer Degmo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi  iyo waftigiisu markii ay soo gaadheen duleedka dilla soo dhawayn aan loo kala hadhin ku soo dhaweeyey bulshada ku dhaqan deegaamadaasi oo madaxweynaha Roogg cas, ubaxyo kala duwan iyo Caleemo qoyan ku qaabiley, iyagoo ku dhawaaqaya halku-dhigyo cuddoon ah oo qeyb ka ah soo dhaweynta Madaxweynaha.
 Wa-bilaahi tawfiiq



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured