Fadeexado Tacadi iyo Dano-ganacsi ah oo Dul-hoganaya Xoghayaha D. Hoose, Maayirka Iyo Xildhibaan Sida Fiinta Uga Qayliyey Xad-gudubka Sharci, Tacadiga, Musuqa, iyo Sheererka Qarsoon...

0
Sunday September 05, 2021 - 23:49:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexado Tacadi iyo Dano-ganacsi ah oo Dul-hoganaya Xoghayaha D. Hoose, Maayirka Iyo Xildhibaan Sida Fiinta Uga Qayliyey Xad-gudubka Sharci, Tacadiga, Musuqa, iyo Sheererka Qarsoon...

    Fadeexado Tacadi iyo Dano-ganacsi ah oo Dul-hoganaya Xoghayaha D. Hoose, Maayirka Iyo Xildhibaan Sida Fiinta Uga Qayliyey Xad-gudubka Sharci, Tacadiga, Musuqa, iyo Sheererka Qarsoon...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexado Tacadi iyo Dano-ganacsi ah oo Dul-hoganaya Xoghayaha D. Hoose, Maayirka Iyo Xildhibaan Sida Fiinta Uga Qayliyey Xad-gudubka Sharci, Tacadiga, Musuqa, iyo Sheererka Qarsoon...
Berbera(Xogreebnews)-Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf oo Kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada Berbera, ayaa ku eedeyey Maayirk iyo xoghayaha dawlada hoose ee Berbera tacadi iyo dulmi ay ku hayaan muwaadiniinta Somaliland, gaar ahaan Gaadiidlayda Basaaska oo Lagu khasbaayo inay galaan goob ay shuraako ku yihiin Xoghayaha iyo maayirku, Isla Markaana kiro ku dhacaysa jeebebkooda oo qaaliya Laga qaadayo gaadiidkaas.
Xildhibaan Cabdirashiid oo Shalay shir jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa waxa u ku tilmaamay talaabada gef sharci iyo xad-gudub awood sheegaasho.
Sidoo kale, waxa uu Xildhibaanku caawa si cad farta ugu fiiqay xoghayaha ku mamay dawlada hoose ee musuqi hadheeyey, isla Markaana ah shaqsiga koowaad ee danta ugu weyni ugu jirto wareejinta basaska.
Sidaas waxa uu Xildhibaan Cabdirashiid ku sheegay qoraal kooban oo u xoghayaha ugu Baaqayo inuu joojiyo xad-gurubka iyo tacadiga uu ku hayo bulshada Berbera iyo Gaadiidlayda. qoraalkaas waxa u dhigan yahay sidan.
"Sida ka muuqata Warqadda hoos ku lifaaqan, inamada iyo Hablaha Shaqaalaha ka Shirkadaha Gaadiidku waxay maalintii 5aad si dulmi ah ugu xidhan yihiin amarka Xoghayaha Fulinta D/Hoose ee Berbera oo aan sharciyan awood u lahayn uu ku xidhi karo sida ka muuqata awoodaha Xoghayaha Fulinta ee  Xeerka ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka XEER NO. 23/2019 Qod. 48 aad
Sidaa daraadeed, Cabdikariin Aadan Cadde waxaan ku odhan lahaa,  Kadaa tacadiga iyo dulmiga Dhalinyarada qoraalkaaga ku xidhan 5ta Maalmood wakhti xagaa ah oo aynu ognahay siday ugu adagtahay qof aan galabsan".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured