FARIIN SHIR GUDDOONKA GOLAHA WAKIILADA J SOOMAALILAAND HA ISKU DEYINA INAAD DEEDAFAYSAAN XUQUUDA DASRUURIGA BULSHADA SOOMAALILAAND. Qalinkii Siyaasi Axmed Cali Faarax.

0
Saturday September 04, 2021 - 17:54:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 639
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FARIIN SHIR GUDDOONKA GOLAHA WAKIILADA J SOOMAALILAAND HA ISKU DEYINA INAAD DEEDAFAYSAAN XUQUUDA DASRUURIGA BULSHADA SOOMAALILAAND. Qalinkii Siyaasi Axmed Cali Faarax.

    FARIIN SHIR GUDDOONKA GOLAHA WAKIILADA J SOOMAALILAAND HA ISKU DEYINA INAAD DEEDAFAYSAAN XUQUUDA DASRUURIGA BULSHADA SOOMAALILAAND. Qalinkii Siyaasi Axmed Cali Faarax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

FARIIN SHIR GUDDOONKA GOLAHA WAKIILADA J SOOMAALILAAND HA ISKU DEYINA INAAD DEEDAFAYSAAN XUQUUDA DASRUURIGA BULSHADA SOOMAALILAAND. Qalinkii Siyaasi Axmed Cali Faarax.
Marka hore waxaan leeyahay HAMBALYO xilka cusub ee ay idiin doorteen xildhibaanada Golaha Waiilada,mar labaadkana waxaan Lee yahayay ILLAAHAY ha idiin fuddeeyo Hasha la idiin xilsaaray.
Marka xiga waxaan idiin sheegayaa dagaalkii shacabku ama Bulshada Soomaalinlaand idiin gashay hana shada Xubnaha Shir Guddoonka G Wakiilda Labada Xisbi Mucaarad in aanu ahayan jacayal la idinka jecel yahay xildhibaanada Muxaafidka balse ay ahayad arimaha soo socda:- 
1-Maadaana ay Heleen Labada Xisbi Mucaarad tirda ugu badan  Xubnaha Xildhibaanada G Wakiilada inay qaataan Shir Guddoonka Wakiilada


2-In la xakameeya  xadhka goosiga Xukuumada lalana Xisaabtamo si waafaqsan Dastuurka J Soomaalilaand 
3-In lagu ilaaliyo Ku dhaqanka Dastuurka J Soomaalilaand dhamaan Waaxyaha Dawlada oo ay ku jirto Waaxda Sharci degjinta(G WAKIILDA)
Hadaba waxaanu idiinka DIGAYNAA inaad ku kacdaan SHARCI JABIN AMA KU XADGUDUB DASTUUR ,isla markaana  Furtaan Xeerka Mudo Dhaafka ah ee Madaxweyha J Soomaalilaand ugu soo gubiyay G Wakiilada ee sida sharci darada ah, waxaanu idinku Boorinaynaa inaad waafajisaan Xeerkan sida uu qabo Dastuurka J Soomaalilaand 
Waxii ka baxsan DASTUURKA ee aad ku kacdaan waxay Bulshada Soomaalilaand diyaar u yahiin inay difaacaan xaquuqdooda Dastuuriga oo aanay cidana uga gabanayan ,waana in la FURAA URARADA SIYAASIGA SIDA UU QORAYO XEERKA FURISTA URURADA IYO ASXAABTA SIYAASIGA Marka ay ka DHACDO AMA DHAMAATO MUDADDA RUQSADA AMA OGOLAANSHA HA
Waxa Bulshada Soomaalilaand idinka mudantay inaad Difaacdaan Xuquuqdooda Dastuuriga siday u Difaacayeen tiina Dastuuriga,ee Ma mudna inaad Deedafaysaan.
ILLAAHOW SOOMAALILAAND BADBAADI OO BARAKEE 
AHMED ALI FARAH 
SIYAASI MADAX-BANAAN


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured