Dhacdooyin Taariikhiya Oo Kala Ah Sidii Loo Doortay Axmed Siilaayo 2010-kii Sidii Loo Doortay Barkhad Batuun 2021-ka Iyo Rajada Uu M/wayne Muuse Biixi Ka Qabo Doorashada Madaxtooyada Ee 2022-ka. Qalinkii Cabdirisaaq Suudi Nuur.

0
Thursday September 02, 2021 - 01:28:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhacdooyin Taariikhiya Oo Kala Ah Sidii Loo Doortay Axmed Siilaayo 2010-kii Sidii Loo Doortay Barkhad Batuun 2021-ka Iyo Rajada Uu M/wayne Muuse Biixi Ka Qabo Doorashada Madaxtooyada Ee 2022-ka. Qalinkii Cabdirisaaq Suudi Nuur.

    Dhacdooyin Taariikhiya Oo Kala Ah Sidii Loo Doortay Axmed Siilaayo 2010-kii Sidii Loo Doortay Barkhad Batuun 2021-ka Iyo Rajada Uu M/wayne Muuse Biixi Ka Qabo Doorashada Madaxtooyada Ee 2022-ka. Qalinkii Cabdirisaaq Suudi Nuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhacdooyin Taariikhiya Oo Kala Ah Sidii Loo Doortay Axmed Siilaayo 2010-kii Sidii Loo Doortay Barkhad Batuun 2021-ka Iyo Rajada Uu M/wayne Muuse Biixi Ka Qabo Doorashada Madaxtooyada Ee 2022-ka. Qalinkii Cabdirisaaq Suudi Nuur.
Been Ma Sheegto Taariikhdu, Ma Bukooto Taariikhdu Mana Baqato Taariikhdu.
Markii ay maalmo koobani ka hadhsanaayeen doorashadii madaxtooyada ee 2010-kii Axmed Siilaanyo oo safar dibadeed ku maqnaana uu imanayo ayaa wasiir ku xigeenkii  arimaha dibada ee xilligaasi Axmed Kayse uu yidhi Siilaanyo marka uu dalka ku soo laabto hala masaafuriyo hadalkaasi Wuxuu Sababay guushii uu kursiga Madaxwaynanimo ku helay Siilaanyo.
Guushii uu Barkhad Jaamac Batuun ka gaadhay doorashadii golaha Wakiilada ee Somaliland ka dhacday 31 may 2021-ka ee uu Ku soo baxay codkii ugu tirada badnaa Waxa la Odhan karaa Waxa sabab u ahaa hadalkii Mr. Buuni af-hayeenka xisbiga kulmiye ee uu ku Sheegay in barkhad aanu cod ka helayn deegaanka hargeysa ayay cod-bixiyayaashii u Jawaabeen Mr. Buuni oo ay yidhaahdeen Hadalkaagaa Waxba kama Jiraan oo anagaa Been qaawan ka dhagayna oo ay barkhad Siiyeen in Ka badan 21000-cod markaa Barkhad darajada uu gaadhay inta ugu badan Waxa u sabab ahaa Mr Buuni.
Doorashada Madaxtooyada ee 2022-ka haddii Uu M/wayne Muuse Biixi ku guuldaraysto Waxa Sabab u ah hadalkii uu yidhi markii la doortay Nov 2017-kii isaga oo aan Wali Xilka la Wareegin ee uu yidhi dad badan ayaa fartooda Eedi doona. !!!.


Akhriste Adiga Maxay Kula Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured