Xildhibaan Baarlamaan oo Kasoo Baxay Waddani oo Iska Xaaderiyey Kulmiye, Dhisayana Musharax Yaasin Faratoon...

0
Wednesday July 28, 2021 - 02:03:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Baarlamaan oo Kasoo Baxay Waddani oo Iska Xaaderiyey Kulmiye, Dhisayana Musharax Yaasin Faratoon...

    Xildhibaan Baarlamaan oo Kasoo Baxay Waddani oo Iska Xaaderiyey Kulmiye, Dhisayana Musharax Yaasin Faratoon...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Baarlamaan oo Kasoo Baxay Waddani oo Iska Xaaderiyey Kulmiye, Dhisayana Musharax Yaasin Faratoon...

Hargeysa(Xogreebnews)-Xildhibaan khaddar guun oo xisbiga mucaaridka ee wadani uga soo baxay gobolka maroodi jeex ayaa shaaciyay in uu taageerayo shir gudoonka xisbiga xukuumiga kulmiye ee xildhibaan yasiin faratoon.

Xildhibaanan ayaa hore uga tirsanaa isbahaysiga xisbiyada mucaaridka isagoo kamid ahaa xildhibaanadii laba cisho ka hor soo dhaweeyay xildhibaan maydhane oo kasoo baxay xisbiga kulmiye oo taageeray shir gudoonka isbahaysiga mucaaridku uxusheen in uu utartamo gudoomiyaha golaha ee cabdirasaaq khaliif hormuudka uyahay


Balse xildhibaan khaddar guun ayaa badalay aragtidiisii hore hadana kamid noqon doono xildhibaanada mucaaridka ee taabacsan shir gudoonka xukuumadu wadato.

Loolanka loogu jiro shir gudoonka golaha wakiilada ee ay ku hirdamayaan isbahaysiga xisbiyada wadani iyo Ucid oo isku dhinac ah iyo xisbiga xukuumada ee kulmiye ee uu gadhwadeenka ha yahay madaxwayne biixi ayaa maraya meel xasaasiya iyadoo isla caawana uu xildhibaan xisbiga kulmiye uga soo baxay gobolka sool uu shaaciyay in uu taageersan yahay isbahaysiga mucaaridka ee cabdirasaaq khaliif hormuud yahay.

Ilaa hada sicad looma garan karo ka ku guulaysan doona shir gudoonka golaha wakiilada oo lafilayo in fadhigoodii uhoreeyay ay yeelandoonan bilowda todobaadka soo socda wallow aanu wali madaxwayne biixi soo saran qoraalkii uu ku mudayn lahaa maalinta ay fadhiisanayaan golaha wakiiladu!



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured