"Burco cidna Kabar-yimayso, Waynu ku Caweynaynaa, ku Baashaalaynaa, Cidna kuma ixtiraami Doono Qabashada Bandhig-faneedyada Walaa Cumar Binu Cafuuf Walaa Cidkale".Fanaan Abdijibaar Alkhaliiji

0
Thursday July 22, 2021 - 02:54:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Burco cidna Kabar-yimayso, Waynu ku Caweynaynaa, ku Baashaalaynaa, Cidna kuma ixtiraami Doono Qabashada Bandhig-faneedyada Walaa Cumar Binu Cafuuf Walaa Cidkale".Fanaan Abdijibaar Alkhaliiji

    "Burco cidna Kabar-yimayso, Waynu ku Caweynaynaa, ku Baashaalaynaa, Cidna kuma ixtiraami Doono Qabashada Bandhig-faneedyada Walaa Cumar Binu Cafuuf Walaa Cidkale".Fanaan Abdijibaar Alkhaliiji

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Burco cidna Kabar-yimayso, Waynu ku Caweynaynaa, ku Baashaalaynaa, Cidna kuma ixtiraami Doono Qabashada Bandhig-faneedyada Walaa Cumar Binu Cafuuf Walaa Cidkale".Fanaan Abdijibaar Alkhaliiji
Burco(Xogreebnews)-Fanaanka Wayn ee Cabdijibaar Al-khaliiji, oo kamid ahaa Faaniintii Hobolada Waaberi, ayaa Caawa Magaalada Burco kaga qaybgalay bandhig-faneed habeenkii labaad ka socda Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, iyadoo aan Magaalada Burco muddo sideed sanno ah lagu qaban wax bandhig-faneed ah, ayaa hadda dib loo daah-furay in masraxyada faneed lagu qaban karo Huteelada Magaaladaas.
Fanaan Cabdijibaar Al-khaliiji, oo ka Hadlay Bandhig-faneedkaa, ayaa sheegay in aanay cidna uga habran doonin, dhalinyarada reer Burcona xaq u leeyihiin inay ku caweeyaan, kuna ciyaaraan bandhig faneedyada noocaas ah, isaggoo arrimahaas ka Hadlaya waxa uu yidhi. 
"Burco cidna Xoriyaddeeda Kabar yimayso 
Mana jirto Cid dhalinyarada Reer Burco Xoriyaddooda ka Qaadi kartaa, dhalinyarooy Magaalada inagaa iska leh Waynu ku Caweynaynaa, ku Baashaalaynaa, oo Weliba ka Ciyaaraynaa..
Balse Amnigeena, Nabad gelyadeena iyo Quruxda Burco Waynu ilaa shanaynaa Xoriyadeenase Cid umadaba Fadhiisan doono Cidna kuma ixtiraami Doono Walaa Cumar Binu Cafuuf Walaa Cidkale"
Waxaa Sidaasi yidhi Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji oo Caawa kamid ahaa Fanaaniin ka Heesaaya Bandhig faneed Habeenkii labaad 
Kasocda Magaalada Burco oo Sideed Sanno kadib Haatan dib loo furay Masraxyada  Muussiga iyo Madalaha Caweysyada".


Sidee U,aragtaa ??


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured