Loollanka Shir-gudoonka golaha Wakiilada oo maraya Meel Xasaasiya iyo Isbahaysiga Mucaaridka oo Weerarku Qaaday Xildhibaanada Kulmiye iyo....

0
Thursday July 22, 2021 - 00:40:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Loollanka Shir-gudoonka golaha Wakiilada oo maraya Meel Xasaasiya iyo Isbahaysiga Mucaaridka oo Weerarku Qaaday Xildhibaanada Kulmiye iyo....

    Loollanka Shir-gudoonka golaha Wakiilada oo maraya Meel Xasaasiya iyo Isbahaysiga Mucaaridka oo Weerarku Qaaday Xildhibaanada Kulmiye iyo....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Loollanka Shir-gudoonka golaha Wakiilada oo maraya Meel Xasaasiya iyo Isbahaysiga Mucaaridka oo Weerarku Qaaday Xildhibaanada Kulmiye iyo....
Hargeysa(Xogreebnews)-loollanka loogu jira hanadashada kursiga Shir-gudoonka golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa saacad-ba Saacada ka dambaysa cirka isku sii shareeraya, iyaddo uu Isbahaysiga Xisbiyada mucaaridka hadda ku hawlan yihiin inay gacanta kusoo dhigaan Xildhibaan kasoo baxay Xisbiga Kulmiye ee talada haya.
Kaddib markii ay wiiq-meen xubnaha Xildhibaanada golaha Wakiilada ee Xisbiyada mucaaridka, ku haysteen aqlabiyadda golaha, iyadoo 11 xubnood la baydheen, isla markaana u gacan-galeen Xisbiga Kulmiye oo dhisaya Musharax Xildhibaan Yaasin Faratoon. Wararkii u dambeeyey ee ay heleyso Shabakada Xogreebnews waxay tibaaxeen in hadda Xisbiga Kulmiye haysto Aqlabiyada Xildhibaanada cusub ee golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.
Haseyeeshee wararku Xogreebnews soo gaadhaya ayaa sheegaya in Isbahaysiga Xisbiyada gacanta gelinayan xubno kamid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada ee usoo baxay Xisbiga Kulmiye ee talada haya. Isbahaysiga Xisbiyada mucaaridka ayaa waxay Gudoomiyaha golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland u wataa Musharax Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif. 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured