Xildhibaanadii ugu badan inay kasoo baxeen Xisbiyadda Mucaaridka kuma xidhna Shir gudoonka Golaha Wakiilada inay Hantiyaan. By. Mohamed Gacayte

0
Wednesday July 14, 2021 - 01:26:09 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanadii ugu badan inay kasoo baxeen Xisbiyadda Mucaaridka kuma xidhna Shir gudoonka Golaha Wakiilada inay Hantiyaan. By. Mohamed Gacayte

    Xildhibaanadii ugu badan inay kasoo baxeen Xisbiyadda Mucaaridka kuma xidhna Shir gudoonka Golaha Wakiilada inay Hantiyaan. By. Mohamed Gacayte

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanadii ugu badan inay kasoo baxeen Xisbiyadda Mucaaridka kuma xidhna Shir gudoonka Golaha Wakiilada inay Hantiyaan. By. Mohamed Gacayte
Tartan furan oo xalaal ah ayuu ku imanaya doorashada shirgudoonku. Mudanahu codkiisa waa u xor waxana saaran masuuliyad, waayo danta qaranka ayaa wax walba ka horaysa. Xildhibaanada sharafta leh ee muxaafid iyo mucaaridba kasoo baxay ma mudna in la xajiimeeyo ama wax dhawaacaya sharaftooda loo qoodho. Waxaan u arkaa gef iyo meel ka dhac in nin xildhibaana uu xildhibaan kale oo dhigiisa ah oo lasoo wada doortay u quudho wax aan u qalmin. 


Taas marka laga yimaado; Golaha cusub ama mucaaridku ha hogaamiyo ama muxaafidkuye waxay shacbiga Somaliland marti uga yihiin in la daboolo baylahda sharci ee bulshadu tabayso, waxa laga sugayaa in lasoo celiyo madaxbanaanidii Haya’dda Sharcidejinta ee dastuurku siiyay. Sidoo kale waxa laga filayaa inay curiyaan ama abuuraan xeerarka baahida wayn loo qabo sida xeerka Bangiyada Caalamiga ah iyo kuwa la midka ah. 
Ilaahay jidka toosan haku hanuuniyo Golaha cusub, waxan u rajaynayaa Guul iyo Gobonimo. 
Wabilahi tawfiiq 
By. Mohamed Gacayte 
Hargeisa/ Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured