HALA TIXGALIYO OO HOOS HA LOO EEGO ARRIMAHA MASIIRIGA AH EE AY KA CABANAYAAN DHALINYARADA G/SAAXIL. W/Qoray Ismaaciil C.llaahi, Sarkaal Ka Tirsan golaha Dhexe Ee Waddani.

0
Tuesday July 13, 2021 - 19:08:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALA TIXGALIYO OO HOOS HA LOO EEGO ARRIMAHA MASIIRIGA AH EE AY KA CABANAYAAN DHALINYARADA G/SAAXIL. W/Qoray Ismaaciil C.llaahi, Sarkaal Ka Tirsan golaha Dhexe Ee Waddani.

    HALA TIXGALIYO OO HOOS HA LOO EEGO ARRIMAHA MASIIRIGA AH EE AY KA CABANAYAAN DHALINYARADA G/SAAXIL. W/Qoray Ismaaciil C.llaahi, Sarkaal Ka Tirsan golaha Dhexe Ee Waddani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HALA TIXGALIYO OO HOOS HA LOO EEGO ARRIMAHA MASIIRIGA AH EE AY KA CABANAYAAN DHALINYARADA G/SAAXIL. W/Qoray Ismaaciil C.llaahi, Sarkaal Ka Tirsan golaha Dhexe Ee Waddani.
Wax kasta oo wanaag ah  oo ku soo kordha  Berbera waxa xaq u leh ugu mudan inay helaan dhalinyarada  reer saaxil oo kow kah,waana in fursadaha shaqo ee markasta ka soo baxa qaybaha kala duwan ee gobol muhiimadda koowaad la siiyaa da'yarta reer Berbera,balse waa in aan la soo waaridin oo aan muhiimad gaara la siin dhalinyarada gobolada kale iyadoo laga dul-boodayo kuwii xaqa u lahaa,ee kulaylka,Laydh La'aanta iyo shaqo la'aantaba ugu soo samray gobolkooda.


  Maamulka G.saaxil, ka Degmada Berbera iyo ka  Guud ee xukuumada Kulmiyeba  waxan u soo jeedinayaa in ay ilaaliyaan xuquuqda Dhalinyarada iyo guud ahaanba Bulshada Berbera ee ay caadaysteen ku tumashadeeda,Islamarkaana ay dhalinyarada gobolku  dhakhso u helaan dhamaan waxa ay xaq u leeyihiin reer saaxil,haddii ay tahay shaqo,Laydh, Caafimaad,Biyo, Waxbarasho, Garoono Iyo lwm.

 Dhalinyarada reer Saaxil-na waxan leeyhaay hambalyo hamnbalyo xaq baana u leedaihiin Dastuuriya in aad xuquuqaha idinka maqan u doodaan oo aad sheegtaan waxa idinka maqan,halkaa ka sii wada illaa aad helaysaan waxa aad xaqa ugu leedihiin dawladiina,idinkoo si cilmiyaysan u raadsanaya xuquuq kasta oo idinka maqan,annaguna waanu idin garab taaganahay Walaalayaal.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured