Inter Milan U Oo Dhaqaaqday Sidii Xagaaga Dambe Kooxda U Keeni Lahaayeen Xiddiga Bayern Munich Ee Arjen Robben .

0
Tuesday March 26, 2013 - 12:25:41 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 4201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inter Milan U Oo Dhaqaaqday Sidii Xagaaga Dambe Kooxda U Keeni Lahaayeen Xiddiga Bayern Munich Ee Arjen Robben .

    Ilo wareedyo ay soo xiganayaan wargeysyada Jarmalka ayaa sheegaya in kooxda Inter Milan ay u dhaqaaqday sidii laacibka dhanka garabka kubadda uga qaabeeya Bayern Munich ee Arjen Robben xagaaga dambe ula wareegi lahaayeen .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilo wareedyo ay soo xiganayaan wargeysyada Jarmalka ayaa sheegaya in kooxda Inter Milan ay u dhaqaaqday sidii laacibka dhanka garabka kubadda uga qaabeeya Bayern Munich ee Arjen Robben xagaaga dambe ula wareegi lahaayeen .
Wargeyska Bild ee ka soo baxa dalkaas ayaa sheegaya in Inter Milan ay Bayern Munich diyaar ula tahay aduun gaaraya 18-milyan oo euro si dhamaadka xilli ciyaareedkaan u helaan xiddigaas dhaawaca badan .

Tababaraha cusub ee kooxda Bayern Munich Pep Guardiola ayaa u diyaar garoobaya in is badelo xoogan uu ku sameeyo hab dhismeedka kooxda , waxa uuna wargeyska Bild u arkaa laacibkaan Arjen in banaanka uu ka yahay qorshahayaasha tababarahaan cusub.


Waxaa xusid mudan in laacibakan hore ee Real Madrid oo in badan ka sheegtay dhaawacyo in xilli ciyaareedkaan kaliya uu ka qeyb galay 11 kulan oo ah horyaalka dalka Jarmalka .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured